Abiy Ahmed oo sheegay in Ciidamadii Gadoodka sameeyay ay doonayeen in ay dilaan

Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo la hadlay Baarlamaanka dalkaasi ayaa sheegay in ciidamadii dhawaan gadoodka sameeyay ee yimid xafiiskiisa ay doonayeen in isaga dilaan. Abiy Ahmed ayaa Baarlamaanka u sheegay in markii uu la kulmayay ciidamada Xafiiskiisa yimid uu muujinayay in uu faraxsan yahay balse uu gudaha ka gubanayay aadna u careesnaa xiligaasi. … Continue reading Abiy Ahmed oo sheegay in Ciidamadii Gadoodka sameeyay ay doonayeen in ay dilaan